tag:blogger.com,1999:blog-7048498988170485489.post6932989095927458274..comments2023-09-20T05:39:49.390-07:00Comments on Somali Atheism: Dhagax ku dilidCiyaalka Xaafaddahttp://www.blogger.com/profile/07506601413957311974noreply@blogger.comBlogger6125tag:blogger.com,1999:blog-7048498988170485489.post-75906914230860220132010-01-05T06:37:37.214-08:002010-01-05T06:37:37.214-08:00Adoo muluq ah buu adduunyada illahay kuu soo saara...Adoo muluq ah buu adduunyada illahay kuu soo saaray, caafimaad iyo garasho ku siiyay, immissaan haysan nimcooyinkaas.
Markaasaad bilowday in aad afka ku taagto eebihii uunka khalqay iyo rasuulkuu caalamka u soo diray.
Markii lagu oofsado oo jirkaagu qalfoof qalalan noqdo, ayna kaa soo haraan gano qalqaloocan oo dhaadheer Munkar iyo Nakiirna kuu yimaadaan, waxaa uun ku horyaal wixii aad horay u marsatay.Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7048498988170485489.post-23060473976983021242010-01-05T06:30:30.268-08:002010-01-05T06:30:30.268-08:00Adigs iyo ilaahya la idiin gar naqin maayo gaalyah...Adigs iyo ilaahya la idiin gar naqin maayo gaalyahowAnonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7048498988170485489.post-82698858397161684752010-01-01T11:39:09.963-08:002010-01-01T11:39:09.963-08:00Waa runtaa oo Soomaali baan ahay. Waa runtaa oo da...Waa runtaa oo Soomaali baan ahay. Waa runtaa oo dadkay wanaag iyo wacan la doonay. Waa runtaa oo diin Carbeedka diiday.

Waa hagaad intaas garashadeed. Waxaad seegtay oo ad agmartay guud ahaan faallada iyo waxay ku saabsan tahay. Sidaas awgeed, su'aal maadan ka keenin qoraalka.

Degelku wuxuu u dhigan yahay dadka Soomaaliyeed ee beryahaan tiradoodu kordhayso ee ka xoroobay dhaqan Carbeedka la diimeeyey.

Gu' wacan baan kuu rajeynayaa!Ciyaalka Xaafaddahttps://www.blogger.com/profile/07506601413957311974noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7048498988170485489.post-49578785893935268172010-01-01T06:55:48.856-08:002010-01-01T06:55:48.856-08:00si kastoow arintu ahaataba waxa tahay nin somaliye...si kastoow arintu ahaataba waxa tahay nin somaliyed!!!!! sida qoraalkada ka muuqato. weliba waxad isu muujineysaa in aad somalia la dooneysid in aay dhibka ka baxdo.!
dhanka kale waxa muuqata in aad diinta islaamka ka noqotay oo aad dooratay diin la,aan iyo in aad caydo rabi nabigiisa iyo diintiisa, runtii kuwo adigan qoraalkan ku eg maahane kuwo illaahnimo sheegtay ayaa caalamkan soo maray rabi halkuu mariyay waad dheregsantahay.
waxa lagaaga fadhiyaa waa in aad la timaado xujo cad oo lagu qanci karo cadawnimo iyo caro la heysan kari waayay waxbo ma keenan cidna waxba ugama dhaadhicin kartide wax waxan ka duwan lasoo shir tag waxan kaa filayaa in aad iisoo jawaabi doontid anigoo kuu rajeeyay in rabi uusan sidaan ruuxdiisa kaaga qaadan..Anonymousnoreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7048498988170485489.post-13318316710110612472009-12-21T17:19:21.030-08:002009-12-21T17:19:21.030-08:00Oraah Soomaaliyeed baa oranaysa; "af caytamay...Oraah Soomaaliyeed baa oranaysa; "af caytamay nin leh buu ku yaal."Ciyaalka Xaafaddahttps://www.blogger.com/profile/07506601413957311974noreply@blogger.comtag:blogger.com,1999:blog-7048498988170485489.post-8091879081182497702009-12-21T16:59:06.651-08:002009-12-21T16:59:06.651-08:00Nac Nacle.. Muxamed Muxamed.... Dunida Horumartay,...Nac Nacle.. Muxamed Muxamed.... Dunida Horumartay, blah, blah war waxaaasi meel ku gaarsiin maayaan. Aragtidaadan guracan iyo nacaybka aad u qabto Diinta Islaamka iyo Nebi Muxamedna, ma tihid qofkii ugu horeeyay. Gaal iyo reer Galbeed oo dhan ayaa qaba cudqad nafsigaas; waana wax la og yahay. Hase ahaatee, ma ahan taasi mid waxyeellaysa Islaamka iyo Nebiga midna. Waxaad doonto haddii aad samayso meel ku gari maysid, balse waa mid aad la god doontid adiga oo weli bartaas taagan oo ku hadaaqaya Nebi Muxamed, Dhagax ku dilid, Waddamada horumaray, blah, blah.... Tantaatab fooqal cantaatab!Anonymousnoreply@blogger.com