"Geesi dhereb kuma jiro"

Friday, January 1, 2010

Ma Ogsoon Tahay In...

Allah uu jirin oo cidina caddayn karin?

Quraanku been yahay ama been laga guuriyey beentii buugaagtii Injiilka iyo Tooraha?

Maxamed ahaa dagaalyahan Carbeed oo maskaxda ka jiran?

Qorista Quraanka iyo Maxamed u dhexeeyeen muddo aad iyo aad u dheer?

Islaam waxba dhaamin diinaha kale in uu ka liito mooyaane?

Islaam weligiis waddan iyo dad horrumarin u yaboohin?

Islaam ku faafay dhiig iyo seef?

Muslimku dadka kale la heshiin karin ayaguna heshiin karin dal kasta?

Islaam xoog ku sheegto aqoontii tiillay carrigii uu seefta ku qabsaday?

Islaam lahayn wax dhaafsan hab nololeedkii geyigii laga unkay?

"Allah" ahaa eebbe kamida kuwii Bariga Dhexe Maxamed sheegashadiisii ka hor?

"Allah" dabeecad, camal, fikir, iwm kala mid yahay dadka deegaanka Islaam ka soo firdhay?

Quraanka ay ka buuxaan khaladaad iyo isdhexyaac si qoris-maris ah Muslimku u dafiro?

Muslimku moodaan in sida ayaga ay dunidu indho la'dahay?

Afrika labo diin lugu addoonsaday qarniyo ee loo diiday in ay xor u fikiraan?

Soomaaliya lahayd diino ka fiican Islaam ka hor imaatinkii Islaam?

Islaam yahay wixii ugu xumaa ee Soomaaliya la dersa?

Diinuhu maskaxda carruurta wax u dhimaan?

Diin-ku-sheegga Carabtu ku isticmaarsato masaakiinta?

Kuwa huuhaadii Maxamed madax martay iska indha tiraan runta?

Qof beentii Maxamed duufsatay xor u fikiri karin?

Dunidu u haysato Soomaali addoon Carbeed ee aan xor ahayn?

Islaannimadu u dhigan un isticmaarsi Carbeed keliya?

Jirin dheef dhibic dhan ee Islaam sooryey 700dii boqol ee la soo dhaafay?

Diin-ku-sheeggu tahay dhibaatada ugu ballaaran ee Soomaaliya la hartay?


Gari ma ku gashaa? Gari ma kaa baxdaa? Su'aalahaas oo dhan waa run haddii been aan sheegay waan joojin hawsha degelka.

33 comments:

  1. Walaal waxaad ka sheegtay diinta islaam waa wax run ah oo jirta. Quraanka waa been aan macquul ahayn. Waxaa quraanka ka buuxa is khilaaf tiro badan. Quraanka wax caqli ah meesha kuma hayo, waa been cad oo maxamad carab aliftay. Qofkii kula murma oo muslim ah waxaad u tilmaantaa degelka ama blog ah BaaristaQuraanka.blogspot.com si ay u akhristaan is-khilaafka ku dhex jira quraanka.

    Guuleyso walaal.
    your somali atheist brother.

    ReplyDelete
  2. Mahadnaq ballaaran ayaad mudan tahay walaal. Huuhaadii Maxamed (piss be upon him) iyo dhiigyocabkii uu tababaray waxay u eg yihiin kuwo istirtiraya hadda. Toddobaad kasta waxaa le'ata Muslimiin gaaraya kun.

    Waa taas sida ay ku dambeeyaan intii beentii Maxamed (kaadi korkiis ha ahaatee) ku raacda oo aan maskaxdooda xoraynin. Addoontii Maxamed (wasaqle) sidaas ayey ku ciribtirmayaan. Waxay moodayaan in ay u tegi doonaan geeri kaddib oo uu siin doono wixii uu baray ee ahaa naago dersin dersin loo guursado iyo wixii la halmaala. Caqligoodu waa intaas. lol

    ReplyDelete
  3. "Allah" ahaa eebbe kamida kuwii Bariga Dhexe Maxamed sheegashadiisii ka hor?

    Of course, wasn't Muhammad's father named Abdullah?

    Afrika labo diin lugu addoonsaday qarniyo oo loo diiday in ay xor u fikiraan?

    Sadly, I have heard that Africa has more natural resources than any of the other continents. If something doesn't change I don't see the situation improving in the next generation. Just look at recent events in Nigeria.

    ReplyDelete
  4. Mohamed (piss be upon him) had an uncle named Abdullahi (slave of Allah) and Allah was one of three hundred "gods" the desert tribes had worshipped before Mr Mo.

    Allah was the pagan moon god and in fact the pagans had built the Ka'ba, the black stone Mooselums pray toward. Stone throwing and the Hajj were pagans rituals. I think many Muslims know this but they cannot discuss and/or would rather live under the delusion that they're on the "right path".

    The Africans were stripped off their own religions steeped in African culture and history. They were given two religions and name Mike and Mohamed and they've been killing for it for the past several hundred years. They've been so brainwashed that they'd attack any person who considers outside the box.

    Nigeria represents a clear picture of the evils of Islam because the Muslims there have been given so many concessions and yet they still can't get along with their fellow country men who just happened to have a different religion. When Muslims aren't fighting others they're fighting amongst themselves. Poverty and ignorance drive them to extremes. In Senegal, the government built a statue to attack tourism and the Muslims (of course living in abject poverty) protested and said it was "UnIslamic" completely unfazed by its potential. They have been led to believe that Allah prefers that they remain poor and ignorant and they'll be given a better life after they die!

    The good news is that many people are now waking up, especially the youth. I've met so many people from Somalia, Egypt, Iran, Afghanistan and elsewhere that are just fed up with what Islam had done to their people and countries. There's a movement below the radar and that it is best it remain that way until it is appropriate to chart another course of action to enlighten people from this evil. So all hope is not lost.

    ReplyDelete
  5. Check out this wadani song Timir lafbaa ku jira http://heesta.com/hees.php?id=2578 . It is very nice song. This song is carabdiid.

    ReplyDelete
  6. Heestaan wadaniga ah oo carabdiinka ah dhagayso http://heesta.com/hees.php?id=2578

    ReplyDelete
  7. Mahasanid

    Xasan Diiriye wuxuu ahaa waddani dhab ah oo ka garaad weyn ficiisa qiiradu ridatay ee camalka xun.

    ReplyDelete
  8. Laa xaawla walaa quwata Ilaabilaah. cayda aad caytameysaan iyo waxaan aad nabiga (scw) iyo Allah subxaanahu watacaalaa aad ku sheegeysaan waa kabari Idinkuna Hadaad sidan aad ku jirtaan kasoo laban waydaan Jahanabo ayaa idin taqaan mid walba oo
    diinta islaamka caaya Jahanba ayaa ka adag

    ReplyDelete
  9. Ilaahay ha ku soo hadeeyo.

    ReplyDelete
  10. All religion is just child play. Yet a lot of people take it seriously. Some time when I see these big beard Somali Sheikhs I almost laugh at them. Religion replaces the role of parent hood it looks like human never out grow the idea of having guiding, providing and controlling parents and that is when we start to war ship superior being called "GOD" Come on people lets get real and wake please don't abuse and kill other human in the name of Islam or in any other religion because they all fake and man made. Thank you.

    ReplyDelete
  11. Ninyahow waxaa isaga kaa qasan Carab iyo Islaam. Soomaaliw aa Islaam, waxayna diinta ku soo gaartay si nabad ah, tan iyo waagaasna si wanaagsan ayey ugu dhaqmaysay. In ay sax tahay iyo inay khalad tahay adiguba ma caddayn kartid, Maxamedna wuxuu ahaa rasuul Alle soo diray oo lagu sii sheegay kutubtii isaga ka horraysay. Ma aha in aad caydo, waayo wax kaaga kordhaya ma jiraan, in lagugu cadaabo mooyee. carab in ay diinta ku ciyaareen waa kugu raacsanahay, dhaqanka soomaaliyeed ayeyna diinta soo geliyeen, dhib weynna way noo gaysteen. haddii aragtidaadu sidaas tahay waad helaysaa dad kugu taageersan qoraallana kuu soo dira, laakin cayda rasuulka iyo islamka in lagugu naco mooyee wax kuu tari mayso ee ka fiirso

    ReplyDelete
  12. Ku; Anonymous

    Ninyahow runtu waa in Islaam iyo Carab yihiin lammaan sida ku dhigan "Diin ku Diim" oo taasi waa marag ma doonto. Islaam sooyaalka ayaa qeexayaa inuu isticmaar iyo seef-la-bood ku fiday oo ay weliba Islaanku qaar ku faanaan. Diinta maanta dadka lagu bireeyaa maahan mid dhaqan wanaagsan oo haddii aadan taas ka garwaaqsan waxaad tahay qof jirran ee bal ha u sheegin taas dadka la isir gumaaday.

    Waxaad u hadashay nin giiryaale ah oo kale oo weliba aanan fikirkiisa ku kalsoonayn waana runtii sida inta difaaca diin ama hab siyaasadeed u tiraabaan oo kale oo xataa ereyada aad qortay waa la wada maqlay waxayna kamid ahaayeen marmarsiiyo hore oo duugoobay.

    U jeeddadu waa ra'yi dhiibasho ku saabsan maaddo lama taabtaan ahayd in muddo ah oo hadda qorfayntii ugu horraysay lagu bilaabay ee is ogaysii taas. Lama taabtaanka ayaad diiddan tahay in la taabto, arrinku waa kaas keliya.

    ReplyDelete
  13. Diintu waa sheeko baraleey lugooyo ah oo loogu talo galay in ay waqtigi ay soo baxday ku ekaato. Laakin madaama marwalbo la heli jiray dad aad u maan gaaban oo laga gado fataa dhugtaas waxay noqotay mid op to day ah. Sida aad arkayso waxa Somaliya ka socdo oo kale. Nimanka diinta Soo gelshay Somaliya waagi dambe waxay ahayeen rag droogo la siiyay kadib ayagoo blow job samaynayo filiman laga duubay. Rikaato ayaa lagu haysta waxa la soo dhigaya filimadoodi hadeysan Sida ay wax yelayaan yeelin. Marka aniga diintaan carbeed neceebka aan u qabo dhibic walbo oo dhiigeyga ah waa laga helaya. Waayo waxa ay waashay oo jirada Schifonie la yiraahdo ee dhimirka gasho ku riday malayiin Somaliyeed oo habeenki sariirta ka soo boodaya moodana in la cadabayo hadaysan yeelin waxa qurafaadka ah ee meesha ku tibaaxan. Aniga waxaan u arkaa in diintu sixirna ku dhafanyahay waayo qof wayn oo damiirleh waxaas aan la taban karin lana arki karin kama cabsateen. Nin ilmo 7 sano jir ah na naag ka dhigtay ma rumeysteen oo kuma saliyeen. Tusaale ninki cunugaada 7 jirka ah ee gabadha ah ee aad schoolka gacanta ka qabanayso markad u wadid ninki Naag ahaan u rabo ma u sajuudi leheedeen muslunoow halkas suaal iiga jawaaba?

    ReplyDelete
  14. Kuuma jawaabi karaan waayo waa dad aan sidaas u fikirin oo aan dood iyo cilmibaaris la haybnayn. Waxay yaqaanniin in wixii lagu soo dhuray si waalliya ay u daba ordaan oo aysan su'aal ka keeni karin.

    Dad fiyow oo aqoon leh ayaa dood iyo cilmibaaris lagu dabiibaa ee doqon xoolihii uu la jiray aan dhaamin haka filan indheer garasho. Maxamed wuxuu ahaa ma garanayaan ee waxay og yihiin (sida laga dhaadhiciyay oo la rumaysiiyay) in uu ahaa ninka dunida ugu fiican. Dagaalka iyo gabdhaha iyo dhammaan wixii uu Maxamed ku fududaaday yeelkood.

    ReplyDelete
  15. Idinkoo Soomaali caata ah, hadana noqday qof aanan Illaahay jiritaankiisa aamisaneyn dhib weyn ayaa idiin heysta. Besides that, some of you who recently reverted Islam are good at condemning Prophet Mohamed peace be upon him. Even atheists can’t deny or confirm that the existence of Allah because they don’t have proof for that. Newly reverted Somali atheists are the tool for spreading lies and insulting Islamic religion. The problem that atheists have is that their view toward Islam is only narrow minded because of what they listen or read from the western media. Most atheists don't think that there is proof that God doesn't exist. I don’t think Islam will miss you or yearn for you as well as I don’t think you will improve quality of being atheist. May Allah curse you.

    ReplyDelete
  16. Anonymous; You hate atheists, and it's not really a shock to anyone (your religion of hate and violence and your emotional distress prove so) and you did not repudiate the points mentioned in the article at all. And, so, no chance to debate.

    "May Allah curse you."

    - I don't think Allah exists, however, if he does exist, I'd say he has cursed YOU with hate and depression rooted in emotional instability. Just examine what you've written and you'll gain insight as to mental potency. Chances are, you probably will not.

    "Even atheists can’t deny or confirm that the existence of Allah because they don’t have proof for that."

    - here you've just proved that as entirely accurate because, you're correct that atheists can't prove Allah exists, and you cannot prove Allah exists either. So you're technically an atheist though you're not aware. I hope this isn't one of those Islamists-apologists favorite tag line of rhetoric that alarms the normal mind based instability, as name calling and physical threats typically follow. All cults, large and small, rape the mind.

    Soomaaligu xor ayuu u yahay in uu sida la godboon u fikiro, adiguse waxaad doonaysaa inay bulshadu sidaada oo kale u wada go'doonto, cabsi lagugu barbaariyay daraaddeed. Hadalkaagu waxa uu muujiyayaa waxaad rumaysay in aadan ku kalsoonayn iyo in aad mugdi ku go'doontay waahore. "May Allah curse you" waxaad ugu gabagabaysay caro ku ridatay awgeed. Bal cagadhigo.

    ReplyDelete
  17. Ciyaalka Xaafada(Philosophy 101)
    People normally believe that they are being individually attacked when someone says something that they don’t like because of that you are human being and then Somali. To be honest with you, I have about 7 Somali atheist friends who are in doubt the existence of Allah Subxaanah Watacaalaa and now they can’t take any more of being Deity.
    Atheism is first and foremost a reaction to, or a denial of a religious certainty and that does not determine other philosophical beliefs. It is your personal choice to believe or not to trust if Allah exists but the reality is, your position is just philosophical ideas of materialism, like i taabsii ama i tus.
    Ciyaalka xaafada waxaa soo qaadatay kaliya ereygi aan ku soo gabagabeeyey hadalkeyga oo Ilaahay ha idin naclado. Laakiin uma jeedid caayda aad caayneyso Nabiyulaahi Maxamed. Mida kale dadka aaminsan mabd’a in Ilaah uusan jirin oo cilmiga leh marnaba ma caaytamaan laakiin idinka Soomaalida caatada ayaa sidi qalinki oo kale la idiin adeegsadaa waxyaabahaas.
    I am saying I wish we could meet and challenge each other for a real academic debate. As I believe you are a single negative atheist.

    ReplyDelete
  18. What are you talking about?

    1) we weren't discussing the meaning of philosophy.
    2) I don't recall asking you how many atheist friends you have, or whether they're enjoying being "deity," whatever that means.
    3) Not believing Mohamed or Allah doesn't meant an insult them.
    4) I can assure you that I'm not a tool paid by the CIA, FBI, KGB or any other boogeyman exists in your conspiracy theories.
    5) If you had wished for an academic debate, you're doing a lousy job seeking one.

    My contempt toward faith is clear. Religion makes people retarded, and, you've proven that.

    ReplyDelete
  19. CIYAALKA XAAFADA
    I am sorry I didn’t mention in the beginning that I am the same guy who said May Allah curse you. I forget to give myself a “name” but I am now using username as Qaloocoow. I owe you an explanation. You didn’t understand my second position because you had already misunderstood my first.
    NEXT TIME GIVE ME AN ANSWER "What is the definition of God?"

    ReplyDelete
  20. CIYAALKA XAAFADA. So now you are telling your audience that Muslims and Islam are in general. Criticism should not be for the sake of criticism. You know the crusaders a peaceful Muslim nations like Iraq, Somalia, Afghanistan and much more and slaughter innocent women and children. Hilter who was an atheist killed more 50 million innocent people. Why don’t you mention people like Hitler an atheist before you were even born had this narrow mind philosophical idea? Who dropped two atom bombs on Japan? Who killed there million Vietnamese? Who brought imperialism and so called new world order? All those question you need to answer as you always narrate your childish view against Muslims. Are these killings to blame for the Muslims or Non-Muslim or atheists like you. You have the mentality of Wafa Sultan and Ayan Hersi. Whether you call yourself a free thinker or an atheist, you have to do more research before you denounce other people. You know what happened with Ayan Hersi. Check this link below. http://www.youtube.com/watch?v=0WxMHMcFh-s

    ReplyDelete
  21. Sorry Crusaders invaded a peacful Muslim nations

    ReplyDelete
  22. CIYAALKA XAAFADA. The existence of the universe is sufficient proof of the existence of Allah. Your existence as a human being is a proof of the existence of Allah.

    ReplyDelete
  23. Yes, and I think giant lizards are flying inside your head. And just because I believe so, it is sufficient proof that they are, indeed, flying inside your head. And so that proofs the existence of Allah and POSSIBLY Spiderman, too. :-)

    Some people might think both Allah and Spiderman are fictional characters, they just lack sufficient proof. :-)

    ReplyDelete
  24. CIYAALKA XAAFADA
    Ok let’s say that Islam is a violent religion. So what? Bring a rational solution what to do with them. Don’t bring what you heard from FoxNews, CNN, Rush Limbaugh, Glenn Beck and other racist talk radio’s.

    ReplyDelete
  25. Sir because of your tone and deep hateful attitude against Muslim and Islam, you only inspire stupidity and argument beyond rationality and it has No whatsoever any truth. You have the mentality of George Bernard Shaw, Hitler, and Brigitte Gabriel, Wafa Sultan and last Ayan Hirsi. Grow up and be brave let’s see your face.

    ReplyDelete
  26. Qaloocoow/Boondheere/Anon

    I don't understand your objective. This is an atheist blog and as such we're contemptous toward religion. We're repudiating these silly superstitions that drive people to madness, but we're not here to correct Islam, that's for Muslims to do.

    Ayaan Hersi Ali is a Somali writer whose work I admire and appreciate, ditto for Wafa Sultan. I don't think they're like Hitler and I think it's poor judgement on your part to lump them together. They haven't harmed a single person and they're former Muslims who became educated and want to enlighten people about Islam. Theo Van Goth was supposed to produce a film called "Submision" with Ayan and he was killed for it by Muslims.

    But that is not what the blog is about. If you're an Islamist and what is written here does not appeal to you, it's your prerogative to visit Islamist sites/blogs where you're more likely to feel at home. If you're in grade school and confused about life in general, work on improving your skills and don't bother with writing meaningless banter.

    If you're intention is making a point, do so coherently.

    Ciao

    ReplyDelete
  27. u two are a classic case of wot is wrong with our world today....ciyaalka xafada and qaloocoow.....instead of presenting ua point of view u busy lashing out at each other....truth is life is a huge puzzle and whether or nt u will find answers along the way well no one knws really....smeone said never argue with a fool coz they drag u to their level n beat u at it....so instead of bin two fools stop arguing abt wot may hve or nt hve bin and use humanity as the common denominator by which u both ua dffrnces asyd......mr ciyaalka i neither support this nor that so let me b the first to say u are abt to mek a world full of violent pple angry and as u myt knw no1 wants to b told they are wrong and hve bin for centuries.......i would suggest presentin ua case without negativity towards the othersyd.....n dearest all reigions are da sem by da end of da day....da emphasys is on DIVINITY....

    ReplyDelete
  28. Anugu waa gartay NIN CARAB ah oo muslin ah, mase garan cid kale waxa muslinnimo u geeyey?

    Waxaan taa ula jeedaa, ninka diintan la yimid waa nin carab ah. Markaa, ninka kale ee carabka ahi inuu taageero waxa walaalki wado, waa macquul.

    Waxaanse garan waayay, qof an caruur ahayn, ayan dani ku qasbin, an maskaxda wax uga dhimanayn ama an hunguri raadis ahayn---waxa ku kalifi kara inuu muslin ahaado?

    Inkastoo ay dhamaantood been yihiin, bible-ku waa qiray in diinta yuhuudda ee tawreed laga soo qaatay qaar kamid ah. Waxaase been an la qaadan karin ah, iyadoo laga soo koobi-gareeyey buugta diinmaha masiixiga iyo yuhuudda, in la yiraahdo carab maxamad la yiraado yaa ilaah xushayoo, sheekooyinkii yuhuuddu dadkooda u qorteen, isaga ku aqriyay, oo dadka gaarsii yidhi. Beenlow falalow.

    ReplyDelete
  29. Maxamad wuxuu ahaa nin gabadh yar oo lix jir ah guursaday [caa'isha]. hadduu maanta noolaan lahaa, wuxuu ahaan lahaa REGISTERED SEX OFFENDER.

    Ninka 2aad ee diinta islaamku waa abuubakar. waa ninka gabadhiisa oo lix jir ah u guuriyay maxamad.

    Ilmo yar, marka la fara-xumeeyo [sexually abused child], sidee ayay u dhaqmaan, ama maxaa lagu yaqaan?
    Haddaad rabto inaad ogaato, baadh sidii caa'sho u dhaqmi jirtay! because she was a sexually abused child. abused by mahamed.

    ReplyDelete
  30. hey guys im a Somali atheist too. Just to let all the other Somali atheists, agnostics and deists know that you are definitely not alone. I personally know 4 other irreligious Somalis and there are many more in the closet.

    ReplyDelete
  31. Intaas oo diin baa ka buuxa aduunka. Diinkasta khalad iro been weyaan. Quraanka waxaa qorey dad, Injiilka na dad baa qorey.

    Hanigga ma rumeysni inuu Ilaahi jirro. Ma rumeysni inuu jirro yawmal aakhir.

    ReplyDelete
  32. Waxaa tihiin run ahaantii dad diintooda gatay oo ah caloshod u shaqestayaal midna ha ilobina in aad dhimanedaan beri kamalin intaanan idin lahabaalin iska towba kena alaah waa qafuuru raxiim

    ReplyDelete
  33. Hadaad mooday in Allah cid kaaga naxariis badani jirto waxaa yar aqoonta aad Allah swt u leedahay | Bal adiga naftaadu ma ka maarantaa Allah iswaydii taas ?

    Badanaa qofka bini aadamka ah hadii uu gaal yahay sida adiga Somali Atheism oo ah ruux aan illaahay rumaysnayn , ka waran hadii aad dagaal ku jirto oo cadawgu afarta dhinac kaa soo weeraraan oo aad sawirato in cadawgaagu ku dilaayaan , Ma waxaad odhanaysaa illaahay ma jiro , mise waxaad odhanaysaa illaahoow ii gargaar ? taasi waa su'aal mugweyn oo maankaaga dib u soo celinaysa hadaad tahay bini aadam qalbi wanaagsan leh .

    baahiyaha aynu leenahay oo dhan cid garanaysa ayaa jirta :: bal daawo hadaad cilmi leedahay :: https://www.youtube.com/watch?v=PhlgMhsms3k

    ReplyDelete