"Geesi dhereb kuma jiro"

Monday, March 29, 2010

Lulug - Waayaha Cusub








"Markuu laasku waran yahay oo lulumo biyaha ladnaan ugu dabaashaan
Markuu laasku waran yahay oo lulumo biyaha ladnaan ugu dabaashaan
Markuu laasta uu guro sow luluggu/luluggu lama tago

Lammaanaha is doortana
Layl caafimaad iyo waxay libin haleelaan
Markii ay laabta daahirka laqwi hadal uga dhicin

Anna/anna/anna laacdamkii iyo loolankii shalay
Liibaantaan filaayey adigaa iga laadoo.." Sung by Falis and written by Shiine.

Shiine, you magnificent son of a gun! I solute you for your artistic abilities. I plan to write a song solely dealing with atheism some day. In the mean time, I could only dream of writing songs half as good as yours. My respect.

"There's nothing conceptually better than rock n roll."

No comments:

Post a Comment